Madaxtooyada Soomaaliya oo la sheegay in ay wado Dagaal Sadex Geesle ah !!

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay wado dagaal sadex afle ah oo lagula dagaalamayo sumcadana looga dilayo Madaxdii hore ee dalka , Madaxda maamul goboleedada iyo sidoo kale Dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Madaxda Villa Soomaaliya tan iyo markii ay xilka la wareegeen in ay wadaan dagaal … Continue reading Madaxtooyada Soomaaliya oo la sheegay in ay wado Dagaal Sadex Geesle ah !!